Booosaaso: Al-Shabaab oo Weerartey Saldhig Ciidan
Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay in weerarka loo adeegsaday bambooyin iyo rasaas ka dhacaysa qoryaha boobayaasha.
Ugu yarana afar askari ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen weerarkaasi oo caawa fiidkii dhacay.
Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkaasi caawa dhacay.