Fikirka (Opinion)

Bulsha kastaa waxay isku af garataa wadahadalka iyo fikir dhiibashada. Markaa waxan idinku dhiiri galineeynaa in aad fikirkiina ka dhiibataan arinkasta oo khuseeysa bulshadeena iyo aduun weeynahaba. Qofku fikirkiisa xor buu u yahay, laakin xor uma aha inuu qof aflagaadeeyo, ama beel. Markasta waa ineey doodu noqoto mid tayadeedu saraeeyso oo wacyiga dadka kor u qaadeeysa.

Chief Editor