Madaxweynaha Puntland OoShacabka ugu hambalyeeyey maalinta taariikhiga ah ee 1-da Agoosto (Video)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garowe kaga qayb galay Munaasabadda Xuska maalinta Taariikhiga ah ee 1-da August oo ku beegan 18-sanno guuradii kasoo wareegtey markii Puntland dhidibada loo taagey