(August 17,2016) Australiya oo xidhaysa xarun qoxootiga ay ku hayso oo ku taal Papua New Guinea

Dawlada Australiya ayaa ku dhawaaqdey in ay xireyso xero ay ku hayso dadka dalkeeda ku yimaada doonta kuna taala dalka fiqiirka ah ee Papua new Gini kadib cabasho socotey in muddo ah.

Australiya ayaa lagu canaantey in ay qoxootiga ula dhaqanto si ka baxsan bani aadamninada iyadoo dadks cadaanka iyaguba yihiin qoxooti laga soo daadgureeyay Ingiriiska iyo Yurub.

Xerooyinka Australiya ka sameyso jasiiradaha u dhow dhow ayaa tacadiyo sida kufsi loogu gaystaa qoxootiga.

Waxa la filayaa in ay xerto jasiiradahaas ay ku ururiso qoxootiga u badan wadamada burburey ee Eeshiya iyo Afrika