Boosaaso: Al-Shabaab oo weerartay Saldhig Ciidan

 Booosaaso: Al-Shabaab oo Weerartey Saldhig Ciidan


Boosaaso

Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay in weerarka loo adeegsaday bambooyin iyo rasaas ka dhacaysa qoryaha boobayaasha.

Ugu yarana afar askari ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen weerarkaasi oo caawa fiidkii dhacay.

Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkaasi caawa dhacay.