Golaha Shacabka oo Ansixiyay Heshiiska Damaanad Qaadka Darafyada badan

Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS ayaa ansixiyey Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada Badan.

Xildhibaannada oo dood ka yeeshay heshiiskaan ayaa ansixiyay Waxaana Ogolaatay 139 Xubnood, Waxaa Diiday 1 Xubin halka 2 Xubnood ay ka aamuseen, Sidaas ayuuna Heshiiska Ansax ku noqday.