Maamulka Galmudug oo warbaahinta u soo bandhigtay goobtii saakay aror hore lagu duqeeyay ciidamo katirsan maamulkooda – SAWIRO

Maamulka Galmudug ayaa Warbaahinta u soo bandhigtay goobtii saakay aror hore lagu duqeeyay ciidamo katirsan maamulkooda.

Diyaaradaha duqeynta geestay ayaa la tuhmayaa in ay leedahay dowlada Mareykanka, waxaana duqeyntaasi waxyeelo kasoo gaartay askar badan oo katirsan ciidanka maamulka Galmudug iyo gaadiidkooda dagaalka.

In ka badan 10-askari ayaa lagu dilay duqeynta ka dhacday Deegaanka Godod duleedka magaalada Gaalkacyo halkaas ay fariisin ku lahaayeen Ciidanka Galmudug , waxaana asarta geeriyootay maanta lagu aasay koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Mudug24, Gaalkacyo

duqeyn1 duqeyn2 duqeyn3 duqeyn4 duqeyn5 duqeyn6 duqeyn7 duqeyn8 duqeyn9 duqeyn10 duqeyn11 duqeyn12 duqeyn13 duqeyn14 duqeyn15