Allaha u Naxariisto Marxuum Cabdiraxmaan Maxmuud Muuse oo ku Magac dheeraa Cabdi Quraab oo Maanta lagu Aasay Xabaalo ku yaala Galbeedka Magaalada Boorama – VIDEO

Allaha u Naxariisto Marxuum Cabdiraxmaan Maxmuud Muuse oo ku Magac dheeraa Cabdi Quraab oo Maanta lagu Aasay Xabaalo ku yaala Galbeedka Magaalada Boorama.