Maamulka Khaatumo Baabursiiyay Beesha Gabooye Ee Dagtay Xuduudka Dhulbahante iyo Isaaq – VIDEO

Dhawaan ayay Ahayd markii Beesha Gabooye Madhimaan Gaar ahaan Sacad ay Deegaan ahaan U Dagen Xuduudka UDhexeeya Beelaha Isaaq  iyo Dhulbahante.

Hadaba In Ka badan 250 Qoys ayaa Maanta maamulka Khaatumo U raray Deegaankaasi Si ay U Dhistan Si rasmi ahna ugu dagan.

11 Gaadhi oo waraado ah ayaa Lagu Daabulay oo ay ku Guuraayen Beeshaasi Sidoo kale Deegaanka Cusub waxaa Ku Sugan  Dad Hore iyana is Kood Isku geeyay.

Isku Soowada duubo Talaabadan maamulka Khaatumo Qaaday ee Dib u Dajinta ah ayaa ah mid Dhiiri Galinasa Beesha Gabooye.