
Madaxwaynaha Dawladda Jabuuti Ismaaciil ayaa ka hadlay Xaalada Soomaaliya iyo Qorshaha lagu dhisayo Ciidamadii xooga dalka.
“Ragii dalka lahaa waa kuwa Reer Reer isku dilaya, waxaa wanaagsan inay Qaran u dagaalamaan, oo Wadankooda u dhintaa “ Ayuu yidhi Geelle.
“Ragga lagacta bixiya ee leh waanu Goosanaynaa, Waxaad goosanaysiin Goosta, Laakiin waxaan leeyahay ciidankii Soomaalidu isku duba dhac, Howshiisuna way u muuqaataa, Wixii loo igmaday way garanayaan. “ Ayuu madaxwayne Geelle oo dad badan ku sheegeen inuu Fariin dul xul ah u diray Somaliland iyo Puntland.