Afhayeenka beesha Gadabuursi, Muuse Carab Dugsiye, wuxu baryahanba si cad uga soo horjeeday in Gobolka Awdal la bililiqaysto oo la boobo, gooba ka mid ahna la qaato. Waakan hadal hadaladiisi hore ka mid ah.

Copyright @2016 |Awdalstate.today