Mudaharaad Xoogan oo lagaga Soo horjeedo Dilkii Loo Gaystay Macalinkii Reer Awdal ee lagu Dilay Caabud Waaq oo Hada ka Socda Magalada Cabudwaaq

Ardayda iyo shacabka  gobolka galgaduud ee degmada caabud waaq ayaa mudaharaad xoogan oo ay kaga soo horjeedaan dilkii loogaystay marxuun khadar maxamuud axmed (xooje) oo ahaa macalin wax ka dhiga caabud waaq
dadkan oo iskugu jiray arday macalimiin iyo shacabka degan magalada cabudwaaq.ayaa dalbanayay in gacan ku dhiiglihii dilka gaystay sharciga la hor keeno.img_1702 img_1703 img_1704 img_1705 img_1706 img_1707 img_1708 img_1709 img_1710 img_1711 img_1712 img_1713 img_1714 img_1715 img_1716 img_1717 img_1718 img_1719 img_1720