(07/08/2016) Ninkii muslinka ahaa ee horistaagay guulaha musharaxa Donald Trump

Ninkan oo lagu magacaabo Khizr Khan oo ah nin muslim ah, ayaa noqday ninka kaliya ee xawaarihii uu ku socday musharaxa Jamhuuriga ah ee Donald trump joojiyay, kadib markii uu Donald trump Xaaska ninkaasi uu Weerar afka ah ku qaaday.