Nolosha adag ay ku nool yihiin Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Cape Town – VIDEO

Dalka Koonfur Afrika waxaa kunool kumanaan qof oo Soomaali ah, kuwaa oo u badan dhalinyaro goobo ganacsi ku leh dhamaan gobolada uu ka kooban yahay dalka Koonfur Afrika .

Goobaha ay inta badan ganacsatada Soomaaliyeed ka shaqeestaan ayaa u badan tuulooyinka ay kunool yihiin dadka saboolka ah, waxaana halkaasi kasoo gaara dhibaatooyin badan oo isugu jira dil , dhaawac iyo boob.

Tuulooyinka hoostaga magaalada Cape Town ayaa kamid ah meelaha ugu badan ee ka ganacsadaan dhalinyarada Soomaaliyeed, waxaana halkaasi kula kulmaan dhalinyarada dhibataooyin kala duwan ay u geestaan burcad madow ah.

Halkan ka Daawo Barnaamij laga diyaariyay Nolosha ganacsatada Soomaaliyeed ee Cape Town kunool

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia