Urur siyaasadeedka Awdal State Political Council wuxuu tacsi tiiraanyo le u dirayaa dhamaan qowskii uu ka baxay alaha u naxariistee Cabdiraxmaan Maxamuud Muuse (Cabdi Quraab).

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun kuli nafsi daa iqatilmawt noolaba waa dhinte waxa caawa fiidkii ku geeriyooday magaalada borama ee gobolka awdal cabdiraxman maxamuud muuse ( cabdi quraab ) ilaahay janadii fardawsa ha ka waraabiyo marxuumka ehelkii, qaraabadii iyo dhamaanteenba samir iyo iimaan haynaga siiyo aaamiin