(August 19,2016) Khaatumo Oo Ku Hanjabtay hadii la joojin waayo diiwaangelinta gobolka Sool inay ka baxayaan wadahadalada ay la wadaan Hargeysa (Video)

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Khaatumo Oo Ku Hanjabay Hadii Diiwaangalinta Ee Gobolka Sool la Joojin Burburayo Wada Hadalka maamulka Hargeysa Kula Jiraan Heegana Galiyeen Ciidankooga .. (Video)