
Waxaa Dhowaan dalka Maraykanka ku geeriyoodey General Maxamed Cali Samatar oo ahaa madaxweyne ku-xigeenkii iyo Ra’isul Wasaarihii hore ee dowladdii Kacaanka ee Soomaaliya, Wuxuuna ahaa shaqsi aad ugu xeel dheer dhanka ciidanka ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku yaal dalka Mareykanka.
Gen. Maxamed Saciid Xirsi (General Morgan) oo kamid ahaa saraakiishii ay soo wada shaqeeyaan, wuxuuna si durugsan uga hadlayaa arrimo muhiim ah.
https://youtu.be/ZL8BmN-1hcA